irmaaneducational.com

About Us

Home / About

About us

Irmmaan Educational waa xarun waxbarasho casri ah oo ku takhasustay baridda luuqadaha kala duwan.

Ujeeddadeennu waa inaan ardayda ku caawinno inay si fudud, kalsooni leh, una hufan u bartaan luuqadaha, iyagoo helaya macallimiin khibrad leh iyo hab waxbarasho oo tayo sare leh. Waxaan aaminsanahay in luqaddu ay tahay furaha fursadaha mustaqbalka.

0 +

year of experience

0 +

happy Students

0 +

professional awards

History time

Irmaan Educational Center

Why Choose Us

Macallimiin Khibrad Leh

Waxaan leenahay macallimiin si qoto dheer u fahamsan baridda luuqadaha.

Taageero Joogto ah

Arday walba wuxuu helaa hagid iyo dhiirrigelin joogto ah.

Hab Waxbarasho Casri ah

Casharro fudud, la fahmi karo, oo ku saleysan ku-dhaqan.

Natiijo La Taaban Karo

Ardaydeennu waxay si dhakhso ah u horumariyaan hadalka iyo fahamka luqadda.